• Open Hours:Sat - Thur 9.00 - 17.00
Introduction Video

single-img-one
OFFERING

Advanced QuickBooks

Advanced QuickBooks Waa course aan ugu tala galnay dadka yaqaana date entry inaan ku barno sida loo fadhiisiyo xisaabka ganacsiga horay u shaqaynay si sahlan, qabaabka loo mareeyo badeecada laga soo gado dalka dibadiisa laguna daro kharashaadka dekada iyo xamuul. Waxaa kaloo lagu baraa sida excel looga soo qaado macamiil badan oo hal mar wax laga gaday ama vendors badan oo hal mar aan wax kasoo gadanay . Waxaa kale oo aad awoodi doontaa in aaad lacag qabasho aad ka qabato macaamiil badan hal mar ama aad halmar bixiso qarashaad badan ama dayn laguugu lahaa.

Cinwaanada Koorsada



1-Closing
2-Set passwords closing date
3-How To manage payroll in multiple
4-How to use A job
5-bath invoice
6-class
7-How set up Roles
8-Copy Multiple customers ,vendor and item
9-Copy chart of account
10-closed uncategorized income and expenses
11-Cost Allocation
12-how to manage cash advance
13-Allocation cash advance
14-cash purchase multiple vendor
15-multiple enter bills
16-multiple deposit in customer
17-sales multiple customer
18-multiple checks
19-batch delete
20-Reclassify
21-merge vendor
22-marge customer
23-Inventory assembly

Qiimaha: $25
Baraha: Hassan Ali
Waqtiga Darasadda: 3 Bil